Sarapo.org
Hay,adda sarapo oo si rasmi ah xafiis uga furatay magaalaga Amsterdam ee dalkaHolland
Labo hay’adood oo ka mid ah hay’adaha Soomaalidu leedahay ee ka dhisan magaalada Amsterdam ee wadanka Holland (Saafi Relief for Agro Postaral Organization ( Sarapo) iyo Somali Agricalture and Labour Organization (Salo) ayaa maanta kulan ballaaran ugu qabtay magaaladaasi qeybo ka mid ah Jaaliyadaha Soomaalida ee ka dhisan magaaladaasi iyo hareeraheeda, waxaana ujeedada kulani uu ahaa Soomaalidii ka qeybgashay oo lagu wargeliyey in dhisme ka kooban hool iyo xafiis lagu wareejiyey Soomaalida, looguna talogalay in ay ku qabsan karaan isu-imaatinada muhiimka u ah mujtamaca Soomaalida ah ee degan Amsterdam iyo magaalooyinka ku dhowdhow, isla markaana Soomaalida dhexdooda ay ku yeelan karaan shirarka ay ku gorfeynayaan aayahooda, si ay ula jaanqaadaan jaaliyadaha kale ee ka dhisan magaaladaasi.
Cabdi Axmed Qaasim ( Libow) oo madax ka ah hay’adda Salo, ah na Gudoomiyaha jaaliyada Digil & Mirifle ee Wadanka Halland ayaa ugu horreyn kulankaasi ka hadlay, wuxuuna  faahfaahin ka bixiyey dedaalada ay ka soo mareen in Soomaalida, gaar ahaan Soomaalida degan (Amsterdam West) fursad loo siiyo helitaanka goob ay ku shaqeystaan,kuna qabsadaan kulamada iyo munaasabadaha muhiimka ah, wuxuuna tallaabadaasi ku tilmaamay mid dhiiragelineysa hamiga iyo dareenka Soomaalidu u qabaan sidii ay dhexdooda isu garab siin lahaayeen, isagoo ku booriyey dadkii hore ee wadanka deganaa kuwooda waxgalka ah in ay fursad siiyaan Soomaalida cusub, si Soomaalida cusub u hesho toobiye wanaagsan, wuxuuna xusay in ay doonayaan in ay bog cusub u furaan Soomaalida degan Amsterdam-West.
“Waxaa jirta baahi weyn oo Soomaalidu u qabeen goob ay ku kulmaan, kuna qabsadaan munaasabadaha muhiimka ah, waxaana wixii maanta ka bilowda dhismahani uu noqonayaa mid Soomaalidu qeyb ku leedahay, waxaana ku diyaarin doonaa Soomaali mutadawiciin ah oo dadka cusub ka gacan siiya adeegyada muhiimka ah ee ay u baahan yihiin, qof kasta oo caawin u baahan, iyo qof kasta oo doonaya inuu dadkiisa wax u qabtana waa u furan yahay xafiiskan” ayuu yiri Libow.
Libow wuxuu sidoo kale ka hadlay ururka Salo ee uu madaxda ka yahay waxqabadkiisa, isagoo daboolka ka qaaday in ay xarumo ku leeyihiin wadamo dhowr ah oo uu ka xusay Soomaaliya, Kenya iyo Imaaraadka, wuxuuna intaa ku daray in ururkoodu ay dhiseen wadaniyiin maskax-maal ah oo ay daacad ka tahay in ay u shaqeeyaan dadkooda.
“Ujeedadeenu waxey tahay inaan beeraleyda Soomaaliyeed ka gacan siino sidii ay u heli lahaayeen tallooyin waxgal ah oo ku saabsan tacabka beeraha & tayeynta aqoontooda dhinaca wax soo saarka beeraha” ayuu yiri Libow, wuxuuna xusay in dhulka ugu wax soo saarka badan Soomaaliya oo sida uu sheegay ah Jubbooyinka iyo Bay iyo Bakool in shaqadooda xuddun u noqon doonto.
“Beeraleyda K/Soomaaliya waxaa fara ba’an ku haya cayayaan iyo cuduro wax u dhima wax soo saarka beeraha, waana taas tan aan dooneyno in intii awoodeena ah aan wax ka qabano” ayuu yiri Guddoomiya Hay’adda beeraleyda shaqaalaha (Salo) Libow.
Max’ed Xassan Ganeey oo madax ka ah ururka Sarapo, oo isna kulankaasi ka hadlay wuxuu ka warbixiyey howlo ururkiisu ka qabtay gudaha wadanka gaar ahaan tuulooyin ka mid ah gobolka Bay sida tuulada Samakaay, waxaana uu soo bandhigay filim muujinaya iskuul ururkiisu ay tuuladaasi ka fureen, waxaanba dadkii ka soo qeybgalay ay si weyn ula dhaceen caruur fara badan oo iskuulkaasi wax lagu barayey.
“Dhismaha ururkani wuxuu ku yimid dhibaatooyin na taabtay oo ka taagan gudaha wadanka, dhibaatooyinkaasi waxaa ka mid ah in dadku aysan laheyn aqoonta aasaasiga ah ee muhiimka u ah qof kasta, sahan aan sameynay waxaan ku ogaanay in 36 tuulo aaney jirin qof magaciisa qori kara” ayuu yiri Max’ed Xassan Ganeey, wuxuuna xusay in ay waajib diiniyan ahi tahay in qof kasta waxa ugu yar ee uu dadkiisa u qaban karo inaan looga maarmeyn.
Max’ed Xassan wuxuu kaloo sheegay in Soomaalidu haddii ay iyaga isku tashadaan in ay wax badan u qaban karaan dadkooda, balse dhibaatada Soomaalida haysata in ay ka mid tahay mucaawino ay mar walba shisheeye ka sugaan, taasina wuxuu ku tilmaamay liidnimo.
“20 dollar bil kasta aniga iyo dad badan oo ila mid ah waa ay ka go’i kartaa, waxeyna iskuul iyo waxbarasho fiican ugu filan tahay ubad Soomaaliyeed, waxaana mar walba dhacdo in hay’ado gargaar beenaad ah ay bil kasta dhaqaale aad xadi laheyn ku qaataan caruurteena isla markaana aaney waxba u qaban” ayuu yiri Max’ed Xassan.
Kulankaasi dadkii lagu martiqaaday ee ka hadlay waxaa ka mid ahaa Zahro Naaleeye oo qeybta caafimaadka iyo ka hortaga gudniinka u qaabilsan hayádda FSAN oo ah dallad ay ku mideysan yihiin inta badan ururada iyo hay’adaha Soomaalida ee ka jira Holland, muddo 15 sano ka baddanna ka soo shaqeeyneysay mashruuca ka hortaga gudniinka gabadha, waxaana Zahra oo kulankaasi khudbad dheer ka jeedisay ay u mahadcelisay madaxda labadaasi urur ee ku guuleystay in soo dhammeeyaan in Soomaalida laga siiyo
Marwo Zahro Naaleeye waxey sidoo kale ka hadashay shaqooyinka hay’adaha Sarapo iyo Salo ay ka qabteen gudaha wadanka, waxeyna u mahadcelisay sida wadaniyada iyo is-xilqaanka leh ee ay dadkooda wax ugu qabteen iyaga oo aanan wax taakuleyn ah ka helin hay’adaha gargaarka.
“Aniga gobolka Bay ayaan ku dhashay, waagii hore Baydhabo waxaan dhihi jirnay Switzer-kii Soomaaliya, sababta magacaas loogu bixiyeyna waxey aheyd subixii marka la soo kaco magaalada qabow ayeey aheyd, waana magaalo hodon ah oo aysan jirin meel wadankii ka mid ah oo la mid ah, meel banaan ah hadaad digir ku beerto durbadiiba waa tarmeysaa” ayeey tiri Zahra Naaleeye, waxeyna sidoo kale ay intaa ku dartay in qof kasta waxa uu bulshada u qabto diiwaanka lagu qori doono.
“Wadankeenii maanta waxaa ka jirta dhibaato heerkeedu gaaray halkii ugu liidatay, dadkeena qurba jooga ah ayuu wadanku u baahan yahay, waana inaan iska kaashan laheyn sidii aan dadkeena u caawin laheyn” ayeey tiri Naaleeye.
SARAPO Drough Assesement Report Feb 10th 2011‏
sarapo drough assesement report 2011
CONFERENCE OF AFRICAN IN DIASPORA
Member of the Italian Parliament of African origin “Tayudi Jane,” stressed on the need for the African Diaspora in all over the world to hold on to the African identity .. He pointed to a number of reasons why Africans in the Diaspora emigrate from Africa to Europe.
He called in his speech at opening of the conference, the African Diaspora to exert all their efforts, abilities, knowledge and expertise to contribute to the renaissance of the African continent and its development projects, and stand with it in the face of challenges and risks of globalization that is lurking out on all levels.
He also called on the Europeans to respect the rights of African immigrant, and the establishment of an international conference on migration and examine the subject in all its aspects, and develop radical solutions to ensure their cessation.
He pointed to the important and historic role of migration throughout history in the composition of the States and human communities, and the enabling of many independent countries in the world.
He said at the conclusion of his speech (we should take advantage of the African Diaspora abroad, so that it become a superpower and assistance to the continent, and this is the job and the tasks that we shall give to our African Diaspora throughout the world.
Hay’adda MSF: “ AL Shabaab ha ixtiraamaan shaqaalaha gar gaarka
Nairobi:  (Sh. M. Network)   Hay’adda dhaqaatiirda aan xuduuda lahayn ee magaceeda mar lasoo gaabiyo looyaqaano MSF ayaa waxaa ay ka codsatay Al Shabaab inay xoriyad siiyaan shaqaalaha gar gaarka ee ka howlgala wadanka Soomaaliya.
Hay’adda MSF oo ka mid ah Hay’adaha arimaha gar gaarka ka shaqeeya ee ka howlgala qeybo badan oo ka mid ah wadanka Soomaaliya ayaa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab waxaa ay ugu baaqday inay xushmayso xoryadda dhaq dhaqaaqa shaqaalaha Caafimaadka ee Hay’adaasi.
War qoraal ah oo ay soo saartay Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa lagu sheegay in Al Shabaab ay is hortaag ku samaysay qaar ka mid ah shaqaalaha Hay’adaasi, kuwaasi oo ay sheegtay in loo diiday inay ka baxaan degmada Dinsoor ee gobolka Bay.
MSF ayaa waxaa ay carabka ku dhifatay in ay aad ugu walaacsantahay talaabada ay AL Shabaab ay ku xayireen inay dhaq dhaqaaq sameeyaan qaar ka mid ah shaqaalaha Hay’adaasi xili ay ka qayb gali lahaayeen Siminaar lagu baranayo gar gaarka Caafimaadka ee dhinaca farsamada, kaasi oo ay kaga qayb gali lahaayeen Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya.
Hay’adda ayaa tilmaamtay in ay codsiyo farabadan ay u direen Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, waxana ay intaasi ku dartay in Mas’uuliyiinta Shabaab ay ka dhaga adeegeen baaqyadaasi.
Sidoo kale MSF ayaa Al Shabaab ku eedeeysay inay diiday in Hay’adda taageero dhinaca farsamada ay gaarsiiso Isbitaal ku yaala magaaladaasi Dinsoor ee gobolka Bay.
MSF waxay ku boorinaysaa dhamaan dhinacyada Siyaasadeed ee Soomaaliya inay xushmeeyaan islamarkaana ay ilaaliyaan shaqaalaha Hay’adaha gar gaarka iyo qalabka caafimaad oo ay wadaan, gaar ahaan kuwaa jooga degmada Dinsoor halkaasi oo adeegyada Caafimaadka ku yaryihiin” sidaasi waxaa yiri Monica Rull oo ah agaasimaha qeybta barnaamijyada ee MSF.
Mr. Monica Rull ayaa waxaa uu intaasi ku daray in Maamulada ka jira degmada Dinsoor ay siiyaan wax kasto oo taageero ah, oo ay awoodaan shaqaalaha Caafimaadka si ay u gutaan waajibaadkooda, waxaana uu tilmaamay in ay laga maarmaan ay tahay in xoryid dhinaca dhaq dhaqaaqa ah la siiyo dhamaan shaqaalaha gar gaarka si ay u caabiyaan dadka dhibanaayasha ah ee ku nool goobaha ay ka taliyaan Al Shabaab.
Hay’adda MSF ayaa waxaa ay sheegtay inay ka howlgasho ilaa 10-gobol oo ku yaala Soomaaliya, iyadoo shaqaalaysiisay kun- iyo 3-boqol oo Soomaali ah, si gar gaar Caafimaad ay u gaarsiiyaan dadka dhibaataysan ee ku sugan wadanka Soomaaliya.
Tirakoobka shacabka ku dhintay Muqdisho iyo dhaawacyada 2009/2010 oo la soo bandhigay
saraakiisha Gaadiidka Ambalasta Hay’adda Lifeline Afrika iyo Shirkadda  Nationlink ayaa soo saaray warbixin ka hadleysa tiro koob ay ku  sameeyeen dadkii ku dhintay kuna dhaawacmay dagaalada iyo duqeymaha  Muqdisho ka dhacay ee sanadkii 2009 ilaa 2010-ka.
Warbixinta oo maanta loo qeybiyey warbaahinta ayaa lagu sheegay in  Tiro ahaan marka la isku geeyo dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ee ay  arkeen saraakiisha gaadiidka gurmadka deg deg ah ee hay’adda Lifeline  Afrika ayaa gaaraya dhimashada 4,260 qof halka dhaawacuna uu gaarayo  12,567, waxaana jira tiro kale oo dhimasho iyo dhaawacyo ah oo  saraakiisha Caafimadk aan u suura galin inay qaadaan ama ay arkaan.
Warbixintan ayaa sheegtay in 2,089 qof oo rayid ah ay ku geriyoodeen  Dagaaladii iyo duqeymihii ka dhacay Magaalada halka 6,753 ay ku  dhaawacmeen inta u dhaxeysay bilowgii 2009-ka iyo 2010-ka kuwaasi oo la  sheegay in ay daad gureeyeen gaadiidka gurmadka deg deg ah.
Sidoo kale warbixinta ayaa lagu sheegay in dadka dhaawacmay ay kala  ahaayeen 1,553 caruur ah, 2,027 qof oo dumar ah iyo 3,173 qof oo rag ah,  waxaana hay’ad Lifeline Afrika ay sheegtay in dadka dhaawacmay ay ku  jireen haween uur leh, kuwa dhiigbaxayay, caruur iyo waayeel.
Lifeline Afrika ayaa sidoo kale waxa ay warbixinta ku sheegtay in  2,171 ruux ay geeriyoodeen dagaalada halka 5,814 kalena loo daadgureeyay  isbitaalada Muqdisho intii u dhaxeysay bishii January ilaa bisha  October ee sanadkaan.
Dadka dhaawacmay iyo ku dhintay ayaa hay’adu waxaa ay sheegtay inay  isugu jireen caruur, haween iyo dad da’ah, waxaana qaar ka mid ah dadka  dhaawacmay ku jiray kuwa mindiyo lagu dhaawacay.
The information of the program coördinator of sarapo.org, Mohamed Sufi
﻿﻿These are the trips that mr: Mohamed Sufi, the program manager of sarapo.org had passed through Bay and Bakool regions particularly investigation made by the director in the hamlets of Samakai Eddo and the Samakai Gadodo primary school which is the first school constructed ever by SARAPO. Likewise SARAPO re-energized and rekindled previous schools which were closed due to lack of proper facilitation and support; those schools including, prof Kuso primary school which 35 students used to attend and Koban primary school which 63 students used to attend as well.
The above schools [Prof Kuso and Koban primary] were tents that UNICEF supplied, at the present time SARAPO is so occupied to rebuild those schools while the schools of the two Samakais established by SARAPO and promised to maintain the development of those schools and construct schools in some other hamlets which have never been seen schools as well as SARAPO is so much busy with the easiest way to implement Hospitals these above districts which are in a remote areas at least to get one/two hospitals, the number of these hamlets are 36-40 having no hospitals for women delivery in time of laboring, during the journey to the hospitals women may be at risk because of in the serious condition they are in until they reach the hospital safely.
Therefore ,the situation is worsening day after day people are dying simple curable diseases associated to water problem, if intervention is not coordinated urgently the circumstances will go far worse specially our target area. Over 21000 people are in urgent need of humanitarian assistance in five villages of Sarapo target area, Women and children Somalia are the worst affected, with thousands of families displaced, livelihoods disrupted, and an estimated 3,000 children suffering from severe malnutrition. only an estimated 5 to 10 per cent of the population has access to basic services and  Little wonder then that preventable or easily treated diseases remain the main killers of these five villages mostly are children and women, while insecurity undermines traditional coping mechanisms and has led to an increase in child protection concerns
sarapo.org oo iskoollo ka dhistay tuullooyinka sakamay-gaduudo & samakay-eddo
hay,adda  sarapo.org  ayaa   schoollo  ka hergelisay  tuullooyinka  samakay-gaduudo iyo  samakay-eddo  ee  degmada buurhakaba -G/ka  bay   sarapo ayaa    dhistay schooladaani ayadoo aanay   ka  helin haba yaraatee  wax  taageeyo ah  hay,adda  caalami ah  iyo  kuwa  gudaha  midna    hay,adda  sarapo waxaa   si  tabarucaad ah  xoogoda  iyo  hantidoodaba ugu  taageera   dhalan yaro  soomaaliyadeed  kuwaasoo  ah   gaar ahaan kuwa  kasoo  jeeda  G/lada  Bay& Bakool ,  sarapo   waxay   si   aad ah  iskugu    mashqul  san tahay  sidii ay   fursado  badan ugu  abuuri  lahayd   caruur  badan oo aanay    helin  fursado  wax  barasho. sarapo  maal  maha soo  socda  waxay   idin soo   bandhigi  doontaa video  tusinaaya   dadka  deegaamada  schoollda  la  ga dhisay   oo  aad ugu   farax  san  sida ay  sarapo    u  doonayso  in ay  ugu  abuurto  fursado aad  u  balaaran oo  ubad  badani ay  kafaa ideeysan doonaan  sida  hadaba ay  sarapo   ugu abuurtay   fursadahaani wax  barasho  dadka  deegaamadaasi     .sarapo  waxay  si aad ah  ugu  mahad  celineeysaa    odoyaasha  ,hooyooyinka , dhalan yarada   sida aad ka ah  u  taageeray una soo dhoweeyay, dhankeeda  sarapo waxay  ballan -qaadaysaa  in ay sii  laba laabi  doonto  kaalinteeda   kaga  aadan dadka    dan yarta  taageeridooda  .agaasimaha  prograamiyada  sarapo  mr: Ibrahim ahmed ayaa   goob joog  ka ahaa  furitaanka  schoollada     labada samakay.
WFP oo sheegtay inay cuntada ka gadanayso beeralayda Afrika
Mid ka mid ah caqabadaha ugu weyn ee hor taagnaa beeraleyda Afrika xiliyadii la soo dhaafey waxay ahayd suuq la’aanta dalagyada ay soo saaraan. Marka ay cunto yari jirto oo qiimaha cuntadana ay sare u kacdo, ayaa deeq bixiyeyaasha caalamiga ay iyana keenayeen cunto aad u farabadan oo deeq ah.
Qiimaha ayaa markaasi hoos u dhacayey, waxayna taasi sababeysey inay ku sii baaqi ahaadaan fakhriga ay weligoodba ku jireen.
Laakiin, barnaamishka cuntada adduunka,WFP, oo iyadu cuno badan oo deeq ah gaarsiisa Afrika ayaa haatan dooneysa inay khaladkaasi saxdo.
Uganda waxay ka mid tahay saddexda dal ee ugu horeeya ee hay’adda WFP ay ka soo iibsaneyso cuntada. Laakiin marka lala macaamilayo beeraley yar yar waxay ka dhigan tahay iyadoo wax weyn loo qabanayo marka la barbardhigo in qandaraasyo la siiyo.
Stanlake Samkange, waa madaxa WFP ee dalka Uganda, waxaana uu qeexay waxa looga baahan yahay beeraleyda ka hor intaan galeydooda la iibsan.
“Waxaanu geliney malaayiin dollar si aan u horumarino qalab aan keeney Uganda, waxaana qalabkaasi u diyaariney beeraleyda waddaniga ah iyo tuulooyinka, si taasi ay u suurageliso inay halkaasi geeyaan galeydooda, iyadoo la nadiifiyey lana qalajiyey, tayadeedana laga dhigo mid caalami ah, waxay ka iibin karaan WFP, waxay ka iibin karaan ganacsatada Kenyanka ah iyo weliba kuwo kale”.
Sannadkii hore WFP waxay Afrika ka iibsatey cunto qiimaheedu gaarayo ilaa laba boqol iyo siddeed iyo labatan milyan oo dollar.
Beeraleyda Uganda waxay heleen lacag ilaa konton milion oo dollar. Taana waxay micnaheedu tahay in digirta lagu quudiyo dadka reer Karamoja, ee ku nool Waqooyi Bari Uganda, inay ka soo go’dey Koonfuur Galbeed Uganda, oo aan ka iman beeraha Mareykanka amaba kuwa Yurub. insha allah sidasi sila mid ah  waxaan rajaynay naa WFP in ay ka iibsan doonto  raashiin kastoo ay  dadka soomaaliyeed ay ku quudideeyso in ay ka gadato bera-leeyda  soomaalida oo ay na  u  maalgeliso  sida kuwa  kale ee  Africada  kaleba  umaal gelisay.
Somalia:Hiraan Farmers Worried About
The river caused severe flooding earlier this year and now the river has more water coming from the Ethiopian highlands, which is the river’s source.
The farmers are preparing for harvest and fear that their crops could perish before being harvested.
However, some of the farmers are hoping that river will not cause havoc again as they will put in place measure that will help prevent the floods.
Early this year many of the farmers lost their crops due to high rainfall in the Ethiopian highlands, which is the source of the two main rivers in
Somalia, the above mentioned Shabelle and the Juba River.
Somalia: Humanitarian Crisis in Somalia Worsening
Kampala (Sunatimes) The head of human rights activists in East and the Horn of Africa Hassan Shire Sheikh has highlighted on the humanitarian crisis in Somalia which he describes as devastating.
Mr. Shire said there were many human rights violations in the war-torn country. He accused the peace keeping mission as part of the gross human rights violations in Somalia.
The activists has emphasized that the peace keeping mission and protection of human rights as two essential activities that are connected to each other.
Mr. Shire further argued that unless the human rights violators and rights abuse perpetuators are punished, peace may never prevail in Somalia.
Mr. Shire announced that on 29th of this month the United Nation’s Human Rights council will meet and discus human rights violations in Somalia as they seek the possible solution to the problem. He has shown his hope in finding a solution during that meeting.